Yooxanaa 12:9 KQA

9 Haddaba dad badan oo Yuhuud ah baa waxay ogaadeen inuu halkaas joogo, wayna u yimaadeen, ma aha Ciise aawadii oo keliya laakiin inay arkaan Laasarosna, kii uu kuwii dhintay ka soo sara kiciyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 12

arki Yooxanaa 12:9 macnaha guud