Yooxanaa 13:1 KQA

1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 13

arki Yooxanaa 13:1 macnaha guud