Yooxanaa 13:10 KQA

10 Ciise ayaa ku yidhi, Kii maydhni uma baahna inuu maydho cagihiisa mooyaane, laakiin waa wada nadiifsan yahay, idinkuna waa nadiifsan tihiin, laakiin dhammaantiin ma aha.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 13

arki Yooxanaa 13:10 macnaha guud