Yooxanaa 13:36 KQA

36 Simoon Butros ayaa ku yidhi, Sayidow, xaggee baad tegaysaa? Ciise wuxuu ugu jawaabay, Meeshaan tegayo hadda ii raaci kari maysid, laakiin mar dambe waad i soo raaci doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 13

arki Yooxanaa 13:36 macnaha guud