Yooxanaa 13:8 KQA

8 Butros ayaa ku yidhi, Weligaa cagaha ii maydhi maysid. Ciise wuxuu ugu jawaabay, Haddaanan kuu maydhin, qayb iguma lihid.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 13

arki Yooxanaa 13:8 macnaha guud