Yooxanaa 14:17 KQA

17 waxaa weeye, Ruuxa runta ah oo aanay dunidu qaadan karin, waayo, ma aragto, garanna mayso, idinkuse waad garanaysaan, waayo, wuu idinla jiraa, wuuna idinku jiri doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 14

arki Yooxanaa 14:17 macnaha guud