Yooxanaa 14:19 KQA

19 In yar dabadeed dunidu i arki mayso mar dambe, idinkuse waad i arkaysaan. Waan noolahay, taas aawadeed idinkuna waad noolaan doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 14

arki Yooxanaa 14:19 macnaha guud