Yooxanaa 14:26 KQA

26 laakiin Gargaaraha Ruuxa Quduuska ah oo Aabbuhu ku soo diri doono magacayga, wax kasta ayuu idin bari doonaa, wuxuuna idin xusuusin doonaa wax kasta oo aan idinku idhi.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 14

arki Yooxanaa 14:26 macnaha guud