Yooxanaa 15:26 KQA

26 Laakiin markuu yimaado Gargaaraha oo aan xagga Aabbaha ka soo diri doono, isagoo ah Ruuxa runta oo xagga Aabbaha ka soo baxa, ayuu ii marag furi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 15

arki Yooxanaa 15:26 macnaha guud