Yooxanaa 16:13 KQA

13 Laakiin markuu kan Ruuxa runta ahu yimaado, wuxuu idinku wadi doonaa runta oo dhan, waayo, isagu iskama hadli doono, wuxuuse ku hadli doonaa wuxuu maqlo, wuxuuna idiin sheegi doonaa waxa imanaya.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 16

arki Yooxanaa 16:13 macnaha guud