Yooxanaa 16:32 KQA

32 Ogaada, saacaddii baa imanaysa, waana timid, kolkaad u kala firdhi doontaan mid kasta xaggiisa, anna keligay baad iga tegi doontaan, oo weliba keligay ma ihi, waayo, waxaa ila jooga Aabbaha.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 16

arki Yooxanaa 16:32 macnaha guud