Yooxanaa 16:4 KQA

4 Laakiin waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in markii saacaddoodu timaado aad xusuusataan inaan idiin sheegay. Tan iyo bilowgii waxyaalahaas idinkulama hadlin, maxaa yeelay, waan idinla joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 16

arki Yooxanaa 16:4 macnaha guud