Yooxanaa 17:1 KQA

1 Waxyaalahaas Ciise ayaa ku hadlay, markaasuu indhihiisii kor u qaaday xagga samada oo yidhi, Aabbow, saacaddii way timid. Ammaan Wiilkaaga inuu Wiilku ku ammaano,

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 17

arki Yooxanaa 17:1 macnaha guud