11 Anigu dunida sii joogi maayo; kuwanuse duniday joogayaan, aniguna waan kuu imanayaa. Aabbe Quduusow, iyaga ku hay magacaagii aad i siisay, inay mid ahaadaan sideenna oo kale.
akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 17
arki Yooxanaa 17:11 macnaha guud