Yooxanaa 18:22 KQA

22 Markuu sidaas yidhi saraakiishii midkood oo ag taagnaa ayaa Ciise dharbaaxay isagoo leh, Ma saasaad ugu jawaabaysaa wadaadka sare?

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:22 macnaha guud