Yooxanaa 18:28 KQA

28 Haddaba Ciise ayay ka kaxeeyeen Kayafas ilaa guriga taliyaha. Waxay ahayd aroortii hore, oo iyagu ma ay gelin guriga taliyaha si aanay u nijaasoobin, laakiinse inay cashadii Iidda Kormaridda wax ka cunaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:28 macnaha guud