Yooxanaa 18:36 KQA

36 Ciise ayaa ugu jawaabay, Boqortooyadaydu tan dunidan ma aha. Haddii boqortooyadaydu tan dunidan tahay, midiidinyadaydu waa ii diriri lahaayeen inaan Yuhuudda la ii gacangelin. Imminkase boqortooyadaydu tan halkan ma aha.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:36 macnaha guud