Yooxanaa 18:38 KQA

38 Bilaatos ayaa ku yidhi, Waa maxay runtu? Oo markuu sidaa ku yidhi, mar kale ayuu Yuhuudda u baxay oo ku yidhi, Eedna isagii kuma aan helin.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 18

arki Yooxanaa 18:38 macnaha guud