Yooxanaa 19:13 KQA

13 Haddaba Bilaatos markuu hadalladaas maqlay, ayuu Ciise dibadda u soo saaray, oo wuxuu ku fadhiistay kursiga xukumaadda, meesha la yidhaahdo Sallaxa Dhagaxa ah oo af Cibraanigana lagu yidhaahdo Gabbata.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:13 macnaha guud