Yooxanaa 19:17 KQA

17 Wayna kaxeeyeen Ciise. Markaas isagoo sita iskutallaabta ayuu u kacay meeshii Dhakada la yidhaahdo, oo af Cibraaniga lagu odhan jiray Golgota,

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:17 macnaha guud