Yooxanaa 19:21 KQA

21 Sidaa daraaddeed wadaaddadii sare oo Yuhuudda waxay Bilaatos ku yidhaahdeen, Ha qorin, Boqorka Yuhuudda, laakiin qor, Kanaa yidhi, Waxaan ahay Boqorka Yuhuudda.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:21 macnaha guud