Yooxanaa 19:23 KQA

23 Haddaba askartii markay Ciise iskutallaabta ku qodbeen, dharkiisay qaateen oo ay afar meelood ka dhigeen, askari waliba meel buu qaatay, khamiiskiina way qaateen. Khamiiskii meella kama tollayn dusha iyo hoosta.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:23 macnaha guud