Yooxanaa 19:29 KQA

29 Markaas waxaa meeshaas yiil weel khal ka buuxo. Sidaa daraaddeed geed isbonji la yidhaahdo bay khalkii ka buuxiyeen, markaasay kor saareen geed husob la yidhaahdo oo afkiisa ku dhoweeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 19

arki Yooxanaa 19:29 macnaha guud