Yooxanaa 2:12 KQA

12 Waxaas dabadeed wuxuu tegey Kafarna'um, waxaana la socday hooyadiis iyo walaalihiis iyo xertiisii, oo maalmo aan badnayn ayay meeshaas joogeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 2

arki Yooxanaa 2:12 macnaha guud