Yooxanaa 20:26 KQA

26 Oo siddeed maalmood dabadeed xertiisii gudaha ayay mar labaad wada joogeen, oo Toomasna waa la joogay. Markaasaa Ciise yimid, albaabbadii oo xidhan, oo intuu isdhex taagay ayuu ku yidhi, Nabadi ha idinla jirto.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 20

arki Yooxanaa 20:26 macnaha guud