Yooxanaa 21:11 KQA

11 Haddaba Simoon Butros ayaa sixiimaddii fuulay, oo wuxuu xagga dhulka u jiiday shabaggii oo ka buuxa boqol iyo saddex iyo konton kalluun oo waaweyn, oo in kastoo ay faro badnaayeen shabaggii ma dillaacin.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 21

arki Yooxanaa 21:11 macnaha guud