Yooxanaa 21:15 KQA

15 Haddaba markay quraacdeen dabadeed Ciise wuxuu Simoon Butros ku yidhi, Simoon ina Yoonisow, kuwan ma iga jeceshahay? Wuxuu ku yidhi, Haah, Sayidow, waad og tahay inaan ku jeclahay. Markaasuu ku yidhi, Baraarkayga daaji.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 21

arki Yooxanaa 21:15 macnaha guud