Yooxanaa 21:6 KQA

6 Markaasuu ku yidhi, Shabagga ku tuura dhinaca midigta ee doonnida, waadna heli doontaane. Haddaba way tuureen, oo ma ayna karin inay soo jiidaan, kalluunka faro badnaantiisa aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 21

arki Yooxanaa 21:6 macnaha guud