Yooxanaa 4:23 KQA

23 Laakiin saacaddii baa imanaysa, waana joogtaa imminkada, markii caabudayaasha runta ihi ay Aabbaha ku caabudi doonaan ruuxa iyo runta, waayo, Aabbuhu wuxuu doonayaa caabudayaashaas oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:23 macnaha guud