Yooxanaa 4:35 KQA

35 Miyaydnaan odhanin, Waxaa weli hadhay afar bilood oo markaas ayaa beerta la gooynayaa? Bal eega, waxaan idin leeyahay, Indhihiinna kor u qaada oo daya beeraha inay u cad yihiin beergooyska.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:35 macnaha guud