Yooxanaa 4:53 KQA

53 Markaasaa aabbuhu gartay inay saacaddaas ahayd saacaddii Ciise ku yidhi, Wiilkaagii waa nool yahay. Markaasaa isagii qudhiisu rumaystay iyo kuwii gurigiisii joogay oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 4

arki Yooxanaa 4:53 macnaha guud