Yooxanaa 5:18 KQA

18 Sidaa aawadeed ayaa Yuhuuddu aad u sii dooneen inay dilaan, sababtu ma ahayn sabtidii uu jebiyey keliya, laakiin waxay ahayd inuu Ilaah ugu yeedhay Aabbihiis, iyo inuu isagu Ilaah iskala mid dhigay.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 5

arki Yooxanaa 5:18 macnaha guud