Yooxanaa 5:30 KQA

30 Waxba keli ahaantayda ma samayn karo. Sidaan wax u maqlo ayaan u xukumaa, xukunkayguna waa xaq, waayo, doonistayda ma doono, waxaanse doonaa doonista kii i soo diray.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 5

arki Yooxanaa 5:30 macnaha guud