Yooxanaa 5:36 KQA

36 Laakiin maraggaan leeyahay waa ka weyn yahay kii Yooxanaa, waayo, shuqullada Aabbuhu i siiyey inaan dhammeeyo waa kuwaan hadda samaynayo, wayna ii marag furayaan in Aabbuhu i soo diray.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 5

arki Yooxanaa 5:36 macnaha guud