Yooxanaa 6:32 KQA

32 Haddaba Ciise wuxuu ku yidhi, Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, Muuse samada idinkama siin kibistii, laakiin Aabbahay baa samada idinka siiya kibista runta ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 6

arki Yooxanaa 6:32 macnaha guud