Yooxanaa 7:28 KQA

28 Ciise haddaba macbudkuu ka dhex qayliyey isagoo wax baraya oo leh, Waad i taqaanniin, waana og tihiin meeshaan ka imid; anigu qudhayda kuma aan iman, laakiin kii i soo diray waa run, kan aydnaan garanaynin.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 7

arki Yooxanaa 7:28 macnaha guud