Yooxanaa 7:33 KQA

33 Ciise haddaba wuxuu ku yidhi, Weli in yar baan idinla joogayaa, markaasaan u tegayaa kii i soo diray.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 7

arki Yooxanaa 7:33 macnaha guud