Yooxanaa 8:12 KQA

12 Haddaba Ciise ayaa mar kale la hadlay iyaga, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nuurka dunida. Kii i soo raacaa, gudcurka kuma socon doono, wuxuuse lahaan doonaa nuurka nolosha.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:12 macnaha guud