Yooxanaa 8:14 KQA

14 Ciise baa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, In kastoo aan marag isu furo, maraggaygu waa run, waayo, waxaan garanayaa meeshaan ka imid iyo meeshaan tegayo, idinkuse garan maysaan meeshaan ka imid ama meeshaan tegayo.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:14 macnaha guud