Yooxanaa 8:23 KQA

23 Wuxuu ku yidhi iyaga, Idinku waxaad tihiin kuwa hoosta, aniguse waxaan ka mid ahay kuwa sare. Idinku waxaad tihiin kuwa dunidan, aniguse mid kama ihi kuwa dunidan.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:23 macnaha guud