Yooxanaa 8:39 KQA

39 Markaasay u jawaabeen oo waxay ku yidhaahdeen, Aabbahayo waa Ibraahim. Ciise ayaa ku yidhi, Haddaad carruurtii Ibraahim tihiin, shuqullada Ibraahim waad samayn lahaydeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:39 macnaha guud