Yooxanaa 8:55 KQA

55 Mana aydnaan garan isaga, laakiinse anigu waa garanayaa, oo haddaan idhaahdo, Garan maayo isaga, sidiinna oo kalaan beenaaleh noqonayaa, laakiinse waan aqaan isaga, ereygiisana waan xajiyaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 8

arki Yooxanaa 8:55 macnaha guud