Yooxanaa 9:15 KQA

15 Mar kale haddaba Farrisiintii waxay weyddiiyeen siduu araggiisa ku helay. Markaasuu wuxuu ku yidhi, Dhoobuu indhahayga mariyey, oo aan maydhay, oo wax baan arkayaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 9

arki Yooxanaa 9:15 macnaha guud