Yooxanaa 9:17 KQA

17 Waxay haddaba ninkii indhaha la'aa ku yidhaahdeen, Maxaad ka leedahay isaga, waayo, waa kan indhahaaga furaye? Wuxuu ku yidhi, Waa nebi.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 9

arki Yooxanaa 9:17 macnaha guud