Yooxanaa 9:22 KQA

22 Waxyaalahaas waxay waalidkiis u yidhaahdeen, waayo, Yuhuudday ka baqeen. Maxaa yeelay, Yuhuuddu waxay mar hore ku heshiiyeen in qof uun hadduu u qirto inuu yahay Masiixa, sunagogga laga saaro.

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 9

arki Yooxanaa 9:22 macnaha guud