Yooxanaa 9:27 KQA

27 Wuxuu ugu jawaabay, Horaan idiinku sheegay, mana aydnaan maqlin. Maxaad u doonaysaan inaad mar kale maqashaan? Idinkuna ma waxaad doonaysaan inaad xertiisa noqotaan?

akhri dhamaystiran cutubka Yooxanaa 9

arki Yooxanaa 9:27 macnaha guud