Baroorashadii Yeremyaah 2:16 KQA

16 Cadaawayaashaadii oo dhammu afkay kugu kala qaadeen, Intay foodhyaan oo ilko jirriqsadaan ayay waxay yidhaahdaan, Waannu liqnay. Sida xaqiiqada ah tanu waa maalintii aannu sugaynay, Waannu helnay oo waannu aragnay.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 2

arki Baroorashadii Yeremyaah 2:16 macnaha guud