Baroorashadii Yeremyaah 2:20 KQA

20 Rabbiyow, bal eeg, oo ka fiirso kan aad waxan ku samaysay! Naaguhu ma inay midhaha maxalkooda oo ah carruurtii ay koolkooliyeen cunaan baa? Wadaadka iyo nebiga ma in meesha quduuska ah ee Sayidka lagu dilaa baa?

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 2

arki Baroorashadii Yeremyaah 2:20 macnaha guud