Baroorashadii Yeremyaah 2:8 KQA

8 Rabbigu wuu u qasdiyey inuu baabbi'iyo derbigii magaalada Siyoon. Xadhig buu ku kala fidiyey, oo gacantiisiina kama celin baabbi'inteedii. Wuxuu ka dhigay dhufays iyo derbi inay baroortaan, oo dhammaantoodna way wada jilceen.

akhri dhamaystiran cutubka Baroorashadii Yeremyaah 2

arki Baroorashadii Yeremyaah 2:8 macnaha guud