Baxniintii 1:10 KQA

10 Kaalaya, aynu si caqli ah ula macaamiloonnee; waaba intaasoo ay tarmaan, oo ay markuu dagaal dhaco cadaawayaasheenna inoogu darmadaan, oo intay inala diriraan ay dalka ka baxaane.

akhri dhamaystiran cutubka Baxniintii 1

arki Baxniintii 1:10 macnaha guud